FAQ

Waa shirkad hab casri ah uga shaqeysa Online Entertainment,

Streamnxt waxaad ka daawan kartaa Aflaamnta Hindiga, Mareykanka, Musalsalada iyo Filimada Kartoonka. Intaas waxaa sii dheer Live Channels-ka & Ciyaaraha (Sports)
Wixii faah faahin dheeraad ah ka daawo muuqaalkan

Adeega shirkadda waxaad ku heli kartaa 3 (sadex) qaab.
⦁ Android TV ama Android Box inaad heysato ama in aan kuu soo dirno Rasiifar.
⦁ Android Mobile, Kasoo dagso Google Store-ka (StreamNxt App)
⦁ Iphone Mobile, Kasoo dagso apple Store-ka (StreamNxt App)
Faahfaahin dheeraad ah daawo Videogan.

  1. Booqo webkan streamnxt.tv
  2. Sign up
  3. Buuxi Foomka.
  4. Tijaabi 24 saac sida uu u shaqeynaayo waa Free.
  5. Tijaabada kadib hadii aadka heshop gado (1 Bil, 3 Bil, 6 Bil ama 1 Sano)

Faahfaahin dheeraad ah daawo Videogan.

Waxaa jiro 4 Qiimo oo kala duwan, waxeynka u kala duwan yihiin waxa aad daawaneyso  ayaa kala badan

sida ay u kala duwan yihiin Fadlan video-gan ka daawo

  1. Hadii aad leedahay (Credit ama Debit Card) si toos ah ayaad webka ugu iibsan kartaa
  2. Hadii aad leedahay Paypal waxaad kusoo diri kartaa (fanproj2mail.com)
  3. Waxaa kaloo kusoo diri kartaa Xawaaladahasida Taaj, Dahabshiil I.W.M. Adigoo kusoo diraya magacan iyo nambarkan

Magaca: (Streamnxt Media Player) Magacan waa magac shirkad ma aha magac shaqsi

Tel:          00252614436884

  1. Waxaa Kaloo kusoo diri kartaa Money Transfer sida Galaxy Transfer, Worldremi iyo qaar kale oo fara badan ayaa jiro adigoo isticmaalaya magacan iyop nambarkan.

Magaca: (Streamnxt Media Player) Magacan waa magac shirkad ma aha magac shaqsi

Tel:          00252614436884   

  1. Waxaa lagaa doonayaa in aad sameyso qodobada hoos ku xusan
  2. Cadeynta aad lacagta kusoo dirtay kasoo qaad Sawir ama Screenshoot.
  3. Cadeynta waa in laga arkaa Magaca soo diraham Taariikhda lasoo diray, magaca loo diray iyo inta lacag aad soo dirtay waana muhiim in intaas mid la arki karo ay noqoto.
  4. Waxaad soo raacineysaa Username ka iyo Email-ka aad ku gasho Streamnxt
  5. Intaas waxaad noogu soo direysaa Facebook-geena Streamnxt.
  6. Jawaabtaada ama in laguu soo furo waxey qaadaneysaa 1 ilaa 24 saac ugu badnaan, Fadlan Dulqaadkaaga ha noqdo ugu badnaan 24 saac

Sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Have a Question?

Ask here if need any special Queries, Custom Plans

No Contracts

If you don’t love the service, cancel without any fees or penalties.

24/7 Support

Round-the-clock technicians ready to help online or by phone.

Live Chat

A 100% technical support by real-time monitoring.

X