Home – 3

Heading Sub Title

Download Our Applications

Waa shirkad hab casri ah uga shaqeysa Online Entertainment,

Streamnxt waxaad ka daawan kartaa Aflaamnta Hindiga, Mareykanka, Musalsalada iyo Filimada Kartoonka. Intaas waxaa sii dheer Live Channels-ka & Ciyaaraha (Sports)
Wixii faah faahin dheeraad ah ka daawo muuqaalkan

Adeega shirkadda waxaad ku heli kartaa 3 (sadex) qaab.
⦁ Android TV ama Android Box inaad heysato ama in aan kuu soo dirno Rasiifar.
⦁ Android Mobile, Kasoo dagso Google Store-ka (StreamNxt App)
⦁ Iphone Mobile, Kasoo dagso apple Store-ka (StreamNxt App)
Faahfaahin dheeraad ah daawo Videogan.

  1. Booqo webkan streamnxt.tv
  2. Sign up
  3. Buuxi Foomka.
  4. Tijaabi qaab ka uu u shaqeynayo 24 saac wana free
  5. Tijaabada ka dib hadii aad ka hesho gado (1bil, 3bil, 6bil ama sanad)

Faahfaahin dheeraad ah daawo Videogan.

Haa waa lagu isticmaali karaa.

  1. App Store-ka iphone kaaga gal
  2. Soo daji app-ka Streamnxt

Haa waa lagu isticmaali karaa, laakin waxey ku xiran tahay hadba dhalada aad heysato.

Streamnxt wuxuu ku shaqeeyaa Systemka Android, Tv-yada android ka ah sida

Sony

Philips

Panasonic

Samsung & LG maku shaqeynayo wali diyaar ma aha, Macaamiisha heysto Samsung ama LG waxay isticmaali karaan Rasiifaar

Waxaa jiro 4 Qiimo oo kala duwan, waxeyna u kala duwan yihiin waxa aad daawaneyso  ayaa kala badan

sida ay u kala duwan yihiin Fadlan ka daawo video-gan.

Haa waa leeyahay marka hore is register gareey kadib lasoo xiriir StreamNxt Support Team una sheek in aad macmiil cusub tahay, emailkaagana u gudbi iyaga ayaa kuu furayo 24saac tijaabo ah.

Waxaad kala xiriiri kartaa
Live Chat
Facebook
Telegram

Sida aad ula xiriiri karto Fadlan ka daawo Video-gan.

  1. Hadii aad leedahay (Credit ama Debit Card) si toos ah ayaad webka ugu iibsan kartaa
  2. Waxaa kaloo kusoo diri kartaa Xawaaladahasida Taaj, Dahabshiil I.W.M. Adigoo kusoo diraya magacan iyo nambarkan.

Magaca: (Streamnxt Media Player) Magacan waa magac shirkad ma aha magac shaqsi

Tel:          00252614436884

 

  1. Waxaa lagaa doonayaa in aad sameyso qodobada hoos ku xusan
  2. Cadeynta aad lacagta kusoo dirtay kasoo qaad Sawir ama Screenshot.
  3. Cadeynta waa in laga arkaa Magaca soo diraham Taariikhda lasoo diray, magaca loo diray iyo inta lacag aad soo dirtay waana muhiim in intaas mid la arki karo ay noqoto.
  4. Waxaad soo raacineysaa Username ka iyo Email-ka aad ku gasho Streamnxt
  5. Intaas waxaad noogu soo direysaa Facebook-geena Streamnxt.
  6. Jawaabtaada ama in laguu soo furo waxey qaadaneysaa 1 ilaa 24 saac ugu badnaan, Fadlan Dulqaadkaaga ha noqdo ugu badnaan 24 saac

Macaamiisha ku nool Qaaradaha Yurub, Mareykanka, Asia iyo wadamada Online wax lagu dalban karo Fadlan Google ka raadi XIAOMI MI TV STICK ama Android TV Box

Qof walbo wadanka uu ku nool yahay Automatic wuxuu usoo helayaa Dukaanka ugu dhaw uu kasoo gadan karo ama Online ahaan u dalban karo.

Hadii wadanka aad ku nooshahay Amazon laga helaayo waadka dalban kartaa Amazon.

Waxaan Sharaxaad buuxdo Step by Step ku sameynay video oo ka hadlaayo sida loo soo dajiyo app-ka Streamnxt adigoo isticmaalaya ay XIAOMI Mi TV Stick ama TV Andoid ama Rasiifarada Androidka ku shaqeeya.
Faahfaahinta Daawo Video-gan

Heading Sub Title

Unlimited movies, TV shows and more.

Watch on Mobile Android, iOS, smart TVs, Apple TV, Chromecast, Amazon Stick & Roku.

Popcorn
Heading Sub Title

Your Movie Library

Heading Sub Title

Choose any plans Starting from $7.99

Heading Sub Title

Recent Shows

Heading Sub Title

Watch everywhere, Anytime.

Stream unlimited movies and TV shows on your phone, tablet, laptop.

Heading Sub Title

Making Quality Entertainment Feasible

Streaming Entertainment

Feed your inner soul with curated movies from the very best real-life entertainment.

Exclusive Latest Shows

Access to exclusive content from Steamnxt you won't find anywhere else.

Play on any Device

Watch straight from your phone, web, tablet, Android TV, Apple TV or cast directly to the big screen.

Heading Sub Title

Combine Internet & TV + Phone

Heading Sub Title
Heading Sub Title

Silver

Heading Sub Title

Starting @

Heading Sub Title

Gold

Heading Sub Title

Starting @

Heading Sub Title

Platinum

Heading Sub Title

Starting @

Heading Sub Title

Get Access to your favourite shows in High Definition

Only a handful of streaming entertainment services offer Hi-Res movie collections. Here’s where to find the high quality video streams that can give you a superior watching experience…

Heading Sub Title

Available in Various HD Formats

Heading Sub Title

Client Testimonials

Heading Sub Title
Sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut.
Rauf K.
Varsity Intercom
Sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut.
Abdi Aziz A.
Steve McQueen Jobs
Sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut.
Jericho Vanguard
Fashion City
Sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut.
Queen Victoria
Inter World Jobs
Sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut.
George Thomas
Global Media Work
Heading Sub Title

Latest News

Heading Sub Title
X